Imaaradaha anaadool
Imaaradaha anaadool waa imaarado yar yar oo turki ahaa kuwaas oo qaab qabiileed ku dhisnaa, waxey soo baxeen labo goor; markii koowaad waa dagaalkii mulaadkarad kadib waxaana tirtiray salaajiqada ruum, markii labaadna waa kadib burburkii salaajiqada cusmaaniyiinta ayaana awooday inee mideeyaan oo dhamaan tirtraan.
Imaaradaha xiligii koowaad
wax ka badalMagaca imaarada | Caasimada | Mudada xukunka |
Zakhaas | izmiir | 1081–1098 |
shaahaat arman | Khilaad | 1085–1207 |
Artaqiin | Dhufeeska keyfaa، Maardiin، | Imaaradii ugu dambeesay waxay dhacday 1409 |
daanishmandiyiinta | Siiwaas | 1071–1178 |
Banuu dilmesh | Badliis | 1085 - 1398 |
banuu aynaal | Diyaar bakar | 1095–1183 |
Mankuujiyiinta | Arzanjaan, ka dibna Diirki | 1072–1277 |
Banuu saldaaq | Araduum | 1072–1202 |