Gowska garaadka

Dib u eegistii 19:29, 5 Luuliyo ama Luulyo 2024 ee Girligaanshub (wadahadal | ku darsasho) (Bog cusub: thumb|[[Gowska garaadka.]] '''Gowska garaadka''' ( {{lang-en|wisdom tooth}}) waa afarta ilkood ee cirifka ugu dambaysa ee afarta cirifyaha ee xayndhaabka ilkaha. Afarta gowsyaha garaadka habsocodka guud waxay soo ifbaxaan da'da u dhexaysa dhalinyaro ilaa qaangaadhka labaatanyadii hore.<ref> Kaveri GS, Prakash S (June 2012). "Third molars: a threat to periodontal health??". Journal of Maxillofacial and Oral Surgery. 11 (2): 220–223. d...)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)

Gowska garaadka ( Af Ingiriis : wisdom tooth) waa afarta ilkood ee cirifka ugu dambaysa ee afarta cirifyaha ee xayndhaabka ilkaha. Afarta gowsyaha garaadka habsocodka guud waxay soo ifbaxaan da'da u dhexaysa dhalinyaro ilaa qaangaadhka labaatanyadii hore.[1]

Gowska garaadka.
  1. Kaveri GS, Prakash S (June 2012). "Third molars: a threat to periodontal health??". Journal of Maxillofacial and Oral Surgery. 11 (2): 220–223. doi:10.1007/s12663-011-0286-x. PMC 3386422. PMID 23730073.