Jadwalka curiyayaasha : alumiiniyaam

Alumiiniyaam

wax ka badal
 
Alumiiniyaam waa curiye bir ah, iyo curiyeha sadexaad ee ugu badan dhulka.

Alumiiniyaam (Ingiriis: Aluminium) calaamad Al waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sadex.

Alumiiniyaam waa curiye bir ah, iyo curiyeha sadexaad ee ugu badan dhulka, waxa ka horeeya Ogsajiin iyo Silikoon.


Taariikhda Alumiiniyaamta

wax ka badal

1808

Atamka Alumiiniyaamta

wax ka badal

Fal-galka Curiyeha Kale

wax ka badal

Isticmaalka Alumiiniyaamta

wax ka badal