Kaalshiyaam Haku khaldin curiyeha Kaasiyaam ee Birta Alkali.

Kaalshiyaam waa curiye birta-Alkaliinta dhulka, sidoo kale waa curiyeha shanaad ee ugu jilicsan Diwaanka Curiyeha.

Kaalshiyaam (Ingiriis: Calcium) calaamad Ca waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay labaatan.

Kaalshiyaam waa curiye bir ka mid ah guruubka 2aad ee loo yaqaano Birta Alkalineta Dhulka, sidoo kale waa curiyeha shanaad ee ugu jilicsan Diwaanka Curiyeha.

Kaalshiyaamtu muhiim ayay u tahay nooleha ayadoo ka qeeyb qaadata dhismaha jidhka iyo lafaha.

Taariikhda Kaalshiyaamta

wax ka badal

Atomka Kaalshiyaamta

wax ka badal

Fal-galka Curiyeha Kale

wax ka badal

Isticmaalka Kaalshiyaamta

wax ka badal

.