Jump to content

Beriiliyaam

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 05:05, 18 Sebteembar 2022 ee EnsiklopediaXylon (wadahadal | ku darsasho) (Noqay bedelaadka 219253 ee sameeyay Per excellence (hadal))
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)

Beriiliyaam

Curiyaha Beriiliyaam

Beriiliyaam (ingiriis: Beryllium) astaanta (Be) waa curiye kimiko oo leh tiro atom afar ah. Waxay xubin ka tahay guruubka 2aad ee Diwaanka Curiye iyo birta loo yaqaano Birta Alkalineta Dhulka.

Beriiliyaam miisaankeeda iyo adeygeedu wuu sii kordhaa marka ay la falgalsho curiyeyaasha Aayron, Naxaasta, Kobaltiga, Nikelka iyo Alumiiniyaamta ayadoo soo saarta isku dhisyo beriiliyaam awood badan.

Sababtoo ah miisaankeeda iyo tirada atomkeeda oo hooseeya, Beriiliyaamta waxaa loo isticmaalaa Raajada lagu sawiro feedhaha iyo lafaha jidhka dadka.