Jump to content

RPK (qori)

Ka Wikipedia
The printable version is no longer supported and may have rendering errors. Please update your browser bookmarks and please use the default browser print function instead.
QAsnad canjeero
Batalionul 191 infanterie 50

RPK oo soomaalidu ugu dhawaaqdo (Aar Bee Keey) (Af Ingiriis : RPK Machine gun) waa qori gacmeed darandoori ah, waxaa sameeyay midowga sofiyet sanadkii 1961, wuxuuna hawl galay sanadkii 1964 waxaa lagu soo bandhigay ciida shaqaalaha sanadkii 1966 barxada cas ee Moosko, wuxuu noqday qoriga ay qaataan ciidanka isbahaysiga waarso, waxaa lagu bedelay RPK-74 oo ah 5.45mm maanta waxaa ku hubaysab ciidanka Saldhiga bari,

Qorigan ayaa qaata rasaasta Akaha qasnadiisu waxay qaadaa afartan mida duubanna waa 50 baalooto.

Wadamada adeegsada

Tixraac

Xiriiriye Dibadeed