Jump to content

User:Mimursal

Ka Wikipedia


Magac: Maxamed Ibraahim Mursal


Waad ku Mahadsantahay Shaqada aad Qabatay!Yariiska
Wikipedia:Babel
so Isticmaalahan Soomaaliga waa afkiisa hooyo.
en-2 This user is able to contribute with an intermediate level of English.


fi-3 Tämä käyttäjä pystyy kirjoittamaan edistyneesti suomen kieltä.


Raadi luqad isticmaalayaasha
Nadiifiye

Waxaan ahay soomaali degan dalka Finland. Waxaan ahay maamulaha (Administrator) Wikipediyahan. Waxaan rabaa in aan ku soo kordhiyo Wikipediaha afka Soomaaliga maqaalada dhinaca teknoolojiyada sida kombuyuutarada, Dayax gameedyada, elektarooniga IWM. Haduu Alla idmo. walaal waa ku soo dhaweynaa howsha wanaagsan ee aad qabatay bye Ceelqode

Maqaaladii ugu dambeeyey[wax ka badal | wax ka badal xogta]

13 Luuliyo ama Luulyo 2024

11 Luuliyo ama Luulyo 2024

  • 20:1420:14, 11 Luuliyo ama Luulyo 2024FAARAX GUULLEED SAMATAR (taariikh | wax ka badal) ‎[594 bayt]102.220.40.237 (wadahadal) (Bog cusub: faarax guulled samatar allah ha unaxriiztee wuxuu ahaa fanaan weyn oo kamid ah hoboladii waaberi ee fanka somaliyeed, fanaanku wuxuu ku dhashay howdka ethiopia gaar ahaan degmada gallaadi ee gobolka doollo, fanaanku wuxuu ifka uga tage 3 dumar ah. Faarax guulled wuxuu kasoo jeedaa beesha reer horogle gaar ahaan reer samatar qaasatan jifida bah-faaraxahadeed, beeshaan waxay kamid tahay beelaha degan gobolka doollo iyo somaliya, Fanaanku wuxuu ahaa wadani faraha looga gubtay wa...) Tags: wax ka badalka muuqaalka ah Edit Check (references) activated Edit Check (references) declined (common knowledge) wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
  • 20:0720:07, 11 Luuliyo ama Luulyo 2024Lagu raqsey (taariikh | wax ka badal) ‎[409 bayt]102.220.40.237 (wadahadal) (Bog cusub: Degmada lagu raqsey waa deegaan balaaran oo kamid ah deegaanada gobolka mudug, deegaankaan waxaa maamula maamulka galmudug ee somaliya, degmada waxay caan ku tahay siyaarada shiikhii weynaa ee gobolka iyo iyo gobolada dhexe aad looga yaqaaney ee sheekh cali samatar, degaanka waxaa dega beesha reer horogle gaar ahaan jifida reer iLey iyo beesha sacad lakiin waxaa leh deegaanka oo ugu badan beesha reer iley.) Tags: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada

10 Luuliyo ama Luulyo 2024

Howlaha aan hada wado (TODO)[wax ka badal | wax ka badal xogta]

The Original Barnstar
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay shaqada aad ka qabatay Wikipediahan! Ahmed (talk) 20:45, 23 February 2008 (UTC)