Daawo: Sida gabadhaan Soomaaliyeed uga badbaaday kansarka naasaha

Qoraalka Muuqaalka, Daawo:- Sheekadda Habboon oo ah gabar laga daaweeyay Kansar naasaha.
Daawo: Sida gabadhaan Soomaaliyeed uga badbaaday kansarka naasaha

Haboon ayaa hadda haweenka ka wacyi galisa kansarka una shegta inaysan ceeb dareemin oo ay la tacaalaan.