BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
"Hilbihii ehelkeenna oo googo’ay ayaan soo uruursannay”, Aabbe, hooyo, iyo gabadhooda oo ku dhintay qaraxii Beledweyne
Qoyska geeriyooday ayaa xilliga qaraxu dhacayey ka soo laabtay beero ay ku lahaayeen duleedka magaalada, waxayna ifka uga tageen 6 carruur ah oo kale.
Xulka Ingiriiska maxaa ka khaldan
Xulka England oo loo tirinayey inuu ka mid yahay dalalka haysta saadaasha ugu badan ee ku guulaysiga tartanka dalalka Europe ee Jarmalka ka socda, waxa ay 30-ilbiriqsi ujirsadeen inay ka haraan Euro 2024.
Doorashada UK: Dhaqaalaha iyo Socdaalka
In laga baxo Midowga Yurub oo aheyd qorshaha xisbiga muxaafadka ee talada haya waa wax ay Soomaalidu dareentay. Hadii ay soo laabtaan waxa ay sameyn doonaan qorshahoodi hore iyo wax kale oo ka dheeri ah. balse hadii ay meesha ka baxaan uu yimaado xisbiga shaqaalaha wax badan ayaa la filayaa inay isbeddelaan.
TOOS, Jabuuti oo ka jawaabtay eedayntii 'jabhadda' ee uga timid Somaliland
Doorashadii Faransiiska oo xisbiyada midigta fog gacanta sare leeyihiin
Duuliye isaga oo hawada ku jira geeriyooday iyo wixii dhacay geeridiisa kadib
Shabakadda X ee horay loo oran jiray Twitter ayaa lagu baahiyay muuqaal uu soo duubay nin musaafir ah oo ka warbixinaya xaaladda, waxaana codka dadka rakaabka ah laga maqlayay ayagoo Ilaahay uga baryaya naxariistiisa.
Gobol kamid ah Canada oo Soomaalida siiyay todobaad u gooni ah oo ay xusaan dhaqankooda
Soomaalida ayaa si gaar ah u xusa maalmahan iyada oo ay ku beegantahay maalmaha xorriyadda ee Soomaalida.
Kaluumeysato u dhintay walax ku jirtay dhalooyin ay badda ka heleen iyo walwal ka dhashay geeridooda
Afar nin oo kalluumaysato ah oo sida la sheegay u dhashay dalka Sri Lanka ayaa waxay u geeriyoodeen waxyaalo ay ka cabeen dhalooyin ay ka heleen gudaha badda, sida ay tabinayaan warbaahinta gudaha ee dalkaas. Sidoo kale laba kale oo kaluumaysato ah ayaa la sheegayaa in ay haatan ku sugan yihiin xaalad halis ah.
Maxay tahay 'Jabhadda' uu sheegay Madaxweyne Biixi in ay ka soo hadashay Jabuuti?
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay "in Somaliland aysan fileyn in arinkaasi lagaga dhawaaqo Jabuuti balse ay ku xallinayaan gudaha Somaliland".
Faahfaahinta Kulanka Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku yeelanayaan Ankara iyo waxa ka soo bixi kara
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in wafdi ku matalaya wadahadallo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka dhacaya dalka Turkiga ay Muqdisho ka amba baxeen.
BBC oo kashiftay qofka uu yahay ma-gafaha ugu khatarsan ee dadka ka dhex tahriibiya Yurub
Taleefankiisa ayaan garaacnay innagoo la taagan. Markii hore wuu iska dhega tiray, laakinse markii dambe ee uu jeebka ka soo saaray, ayadoo lambarkeenna uu shaashadiisa ka muuqdo, innaguna waan aragnay in qofkan uu yahay kii aan baaraynay.
TOOS, Weerarro is qarxin ah oo mar kaliya lagu qaaday xaflad meher, aas iyo isbitaal
Ku soo dhawaada tebinta tooska ah ee BBC Somali
Haweenkan da'da yar waxay ka baqayaan inay ku noqdaan dhul burbursan oo arxan darro ay kala soo kulmeen
Amiira waxaa u suurtagashay in ay u cararto dhanka buuraleyda iyadoo rag beesheeda ka mid ah la toogtay, haween iyo gabdhona la kufsaday oo la addoonsaday.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Israa'iil oo shaacisay tiro askarteeda ah oo looga dilay Rafax iyo Xamaas oo ka hadashay
Dilka sideedda askari ayaa ah dhacdadii ugu darnayd ee ciidamada Israa’iil l ay kala kulmaan marinka Qasa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan.
TOOS, Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay
Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 1 Luulyo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 1 Luulyo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 28 Juunyo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 28 Juunyo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.